Hogaamiye dhowr bilood ka hor la shaaciyey in la dilay oo Video soo diray (Daawo Sawirro)

Hoggaamiyihii kooxaha jihaad doonka ah ee dalka Mali ayaa dib uga soo muuqday muuqaal uu soo duubay, dhowr bilood kadib markii masuuliyiinta dalkaasi ay sheegeen in la dilay. Geerida Amadou Koufa ayaa si ballaaran loo tebiyey, kadib markii bishii November ay ciidamo Faransiis ahi weerar gaadmo ah ku qaadeen. Koox wax kor-joogtaysa oo fadhigeedu yahay … Continue reading Hogaamiye dhowr bilood ka hor la shaaciyey in la dilay oo Video soo diray (Daawo Sawirro)